waraysi /aqoonyahan wardheere /qalaadaha siyaasadeen ,labada madaxweyne ee kiiniya ,saamaynta somalida(golaha1960
|Aqoonyahan Wardheere oo ka mid aqoonyahanada hogaamiya golaha1960 oo jooga dalka Kiiniya Magaalada Nayroobi ayaa uga waramay golaha1960 iyo websaydhada ay wadad shaqeeyaan ,muranka siyaasadeed ee ka jira dalka KIINIYA hadda ka dib dhaarintii labada madaxweyne.saamaynta dadka somaalidaa ay ku yeelatay arintaasi,
Sidoo kale wuxuu ka waramay Debiga ay kiiniya ka dhisayso xuduuda ay wadaagaan Somaliya iyo Kiiniya iyo arimo badan oo kale
Waraysigan oo ah laba qaybood oo qaybta labaadi ay tahay dadka golaha1960 xubnaha ka ah oo su’aalo toosa weydiiyey Aqoonyahan WARDHEERE.
Weriye Dhegood
Qaybta 2aad