Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

waraysi/ Danjire Cabdikarin ow cali ,heshiiska itoobiya iyo somaliya waa dalka somaliya oo itoobiya gacanta loo geliyey waana heshiis dulmi ah oo madaxda somaliyeed galeen

 Waraysigan uu Danjire Cabdikariin Ow Cali  Siiyey Golah1960 iyo Websaydhada ay wada shaqeeyaan, wuxuu ku bayaamiyey in heshiiska Dowlada Itoobiya iyoDowlada Somaliyeed ku galeen Magaalada Muqdisho inuu yahay heshiis Dowlada Itoobiya GACANTA  loogu geliyey Dalka Somaliya Bad iyo Dhulba sida Dekadaha , Ganacsiga iyo Siyaasada.Sidoo kale waxaa loo ogolaaday in Dowlad goboleeda oo dhan iney ka furato xafiisyo diblamaasiyadeed oo ay ku kaantaroolaan kuna kala ilaaliyaan in dalka somaliya uu markale dib isugu soo noqdo ,lagana dhigay  iney dowlad goboleed kasta goonidiisa u xiriirto.

Sidoo kale wuxuu sheegay in madaxda  maanta somaliya u talisaa iney Dalka Somaliya gacan gumeysi geliyeen sida Ogadeen oo Itoobiya horey u haysatay.

Weriye Dhegood

 

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *