waraysi// dr cabdiraman maxamed cabdi ayaa waraysi dhinacyo badan taabanay siiyeeyey golaha 1960
|DR Cabdiraxman Maxamed Cabdi Xaashi ayaa waraysi dheer siiyey golaha 1960 ,golaha codka shacabka somaliyeed.
Dr Cabdiraxman waa aqoonyahan somaliyeed oo bartay cilmiga dhaqaalaha ,kana soo shaqeeyey bangiyo caana ,sida citibanka,world banka,sidoo kalena la shaqeeyey shirkado badan oo caalamka maalgashi ku sameeya