Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

waraysi/ dr cabdisalaan xaaji ismacil ayaa ka waramay boobka ay aduunyadu ku hayso khayraadka somaliya

sawirka golaha

Waraysiagan uu Dr C/salaan Xaaji Ismacil uu siiyey golaha1960 iyo websaydhada ,wuxuu kaga hadlay boobka iyo weerarka lagu soo qaaday khayraadka dalka ee dhulka hoostiisa ku jira ,wuxuu kaloo aad uga hadlay SHIRKADDA  SOMA OIL sababta loo sameeyey iyo heshiiska ku salaysan boobka shidaalka badda somaliya ee loo saxeexay xasan shiikhna heshiiska kula galay iyo danaha laga lahaa heshiiskaas.

Waraysigani wuxuu xambaarsan yahay cilmi baaris xaqiiqa ku salaysan iyo warbixin dheer oo ku aadan BOOBKA KHAYRAADKA BADDA SOMALIYA  IYO SOMA OIL.

Puntlandes.Saadaalnews.Arrimaha.Golaha1960.com

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *