Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

waraysi/ dr calim axmed fatax ,sunaha kala duwan ee dalagyada beeraha somaliya lagu sheegay ,dhibaatooyinka ay keenaan sumahaasi, siyaabaha beeraha looga ilaalin karo (mycotoxin)

Waraysigan  aanu la yeelanay  Dr Calim Axmed Fatax ,wuxuu kaga hadlay Sunaha ku dhasha Dalagyada ka baxa beeraha dalka Somaliya.  Taasoo oo dhowaan Jamacad ku taala dalka Ingriiska ay sheegtay baaritaan ay samaysay in laga helay noocyo suna ah oo kala duwan.laguna daabacay wargeys ka soo baxa dalka Maraykanka.Sunahaasi oo keena xanuuno aad u fara badan.Sida Kansarka jooniska iyo cuduro kaleba..

Dr Calim Axmed Fatax wuxuu bishii diisambar/2019 ka diyaariyey Maqaal cilmi baariseed oo ka kooban 25 bog  , Sunahaasi lagu sheegay dalagyada ka baxa beeraha Somaliya Sida Galeyda, Hadhuudhka , iyo Sareenka. (ka akhriso Qoraalkaasi Websaydhka GOLAHA1960.com).

Weriye Dhegood

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *