Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

Waraysi Dr. Udub siiyey Golaha 1960 -Tiirarka Dawladnimada, khayraad wadaagga, iyo dhisidda laamaha dawladda

Waxaa u suurta gashay Golaha1960 inaan waraysi la yeelanno Dr. Udub Mukhtar oo ah khabiir ku xeel dheer arrimaha siyaasadda, dhaqaalaha iyo tiknoolajiyada. Dr. Udub oo shahaadada Phd ku haysta cilmiga Dhismaha Software-rada ayaa ah xeeldheere isku hawla baadhitaanna ku sameeya siyaasadda ku gedaaman Geeska Afrika siiba Soomaaliya. Wuxu si qota dheer uga hadlay tiirarka dawladnimada, sida caalamku ugu kala duwan yahay iyo in dawladda laga rabo inay iyadu dadka kasbato si markaa ay dadka Soomaaliyeed u helaan waxay ku doorsadaan qabyaaladda, oo adeegyada fududayntooda buu yidhi waxay sahlaan in shacbigu ku kalsoonaado dawladda.

Waraysiga waxa qaaday Maxamuud Axmed Cabdalla. Hoos ka dhegeyso:

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *