Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

Waraysi-Golaa1960/Murashaxa Madaxweynaha Puntland 2019-Mudane Maxamuud Axmed Cabdalle, ka duulaya baahida midnimo, amni iyo caddaalad

Golaha 1960, Golaha Shacabka Soomaaliyeed ayaa waraysi dhinacyo badan taabanaya oo xiiso leh la yeeshay Murashax Madaxweynaha Puntland, Mudane Maxamuud Axmed Cabdalla. Maxamuud Axmed Cabdalla oo ku dhashay Gobolka Sanaag, ayaa soo bandhigay qorshihiisa ku aaddan Doorashada Puntland ee 2019-ka, oo murashax u yahay. Murashaxa ayaa ku dheeraaday arrimo daboolaya maammul wanaagga, midaynta, xoraynta gobollada Puntaland iyo toosinta wadashaqaynta Dawladda Fadaraalka iyo Puntland. Murashax Maxamuud ayaa hoosta ka xarriiqay baahida loo qabo in Puntland hesho madax ka dhabaysa ballamaha ay qaadaan xilliga doorashada. Dhegeyso hoos ka dhegeyso:

 

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *