Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

waraysi //gudoomiyaha bulshada jubbaland ee woqaayiga America mudane cabdiweli axmed warsame

2016-02-21_18.12.04 (1)Gudoomiyaha bulshada jubbaland ee woqooyiga America  mudane Cabdiweli Axmed Warsame ayaa waraysi siiyey golaha 1960,golaha codka shacabka somaliyeed.

Waraysigaasi oo uu kaga hadlayqaabkii doorashadiisu u dhacday ,waxqabadka xafiiskooda labadii sano ee uuxafiiskaasi furnaa.iyo xiriirka ka dhexeeya xafiiskooda iyo bulshada reer jubbaland ee ku nool woqooyiga America.

 

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *