waraysi// gudoomiyaha xisbiga xiis mudane cabdullahi ciilmooge
|Waxaa waraysi siiyey gudoomiyaha xisbiga XIIS mudane Cabdullahi Ciilmooge Golaha 1960 .Golaha codka shacabka somaliyeed.Waraysigaasi oo aanu aad ugu eegnay qaabka madasha qaran ay uGu tala gashay in loo galo doorashada dalka ka dhacaysa 2016ka,iyo guud ahaan arimaha siyaasadda somaliya meesha ay marayso.