waraysi/ gudoomiye ku xigeenka midnimo qaran ayaa bixiyey waraysi bulshada somaliyeed qiima badan ugu fadhiya /golaha1960
|Waraysigan oo uu gudoomiye ku xigeenka( MIDNIMO QARAN ) Mr C/salan Ganthalman ka hadlay siyaasadda guud ee midnimo qaran loo aasaasay iyo mikradaha saliimka ah ee ku aadan midnimada somaliya soo celinteeda oo ay ummadda somaliyeed u gudbiyaan iyagoo kala jooga dalal badan oo aduunka ah, waa dhalin yaro isu taagay baraarujinta iyo isku xidhka ummadda somaliyeed ee kala qayb qaybsan.
Weriye Dhegood
Puntlandes,Saadaalnews,Arrimaha iyo Golaha1960.com