Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

waraysi /musharax cabdiweli warsame oo u sharaxan gudoomiyaha degmada kismaayo /waxqabad iyo isbedel dhaba

    Waraysigan C/weli Warsame oo u sharax gudoomiyaha Degmada Kismaayo ee gobolka Jubada hoose,wuxuu ku soo bandhigay isbedel dhab ah oo uu rabo inuu wax badan kaga bedelo baahiyaha dhinacyada kala duwan ee bulshada ,sida caafimaadka ,wadooyinka, cashuuraha iyo bilicda .

Sidoo kale wuxuu ka waramay waxqabadkii iyo taakulayntii uu ka geystey gobolada jubaland intii uu ahaa Gudoomiyaha ja’liyada Jubaland ee northamerica.

Weriye Dhegood

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *