Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

waraysi/ Musharax madaxweyne federalka somaliya siciid axmed ( qurbaawi) isbedel siyaasadeed, xoraynta dalka,dastuurka iyo sareynta sharciga.

     Waraysigan uu siiyey Musharax Madaxweyne Federalka Somaliya Mudane Siciid Axmed (QURBAAWI)  Golaha1960 iyo Websaydhada ay wadashaqeeyaan ,wuxuu kaga hadlay abuurid kalsooni siyaasadeed una dhaxaysa Dowlada federalka iyo Dowlad Goboleedada. Sidoo kale waxaa ii qorshaysan waxbarasho midaysan dhamaan dalka oo dhan, dhamaystirka Dastuurka iyo abuuritaanka Maxkamado lagu kalsoon yahay oo dadka somaliyeed u siman yihiin sharciga lagu maamulayo,ilaalinta Diinta iyo Dhaqanka wanaagsan iyo arimo badan oo kale.

Weriye Dhegood

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *