Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

waraysi /musharax marwo ilhan cumar oo u tartamaysa aqalka hoose ee gobolka Minnesota ayaa waraysi siisay golaha 1960

 

sawirka golahamarwo ILHAAN CUMAR oo ah gabar somaliyeed una tartamaysa aqalka hoose ee gobolka Minnesota  ayaa waraysigan kaga warantay diyaargarowga ka muuqda dhinaca siyaasadda iyo ajandaha ay ku tala gashay iney guusha codka ku hanato.Sidoo kale waxay ummadda somaliyeed ka codsatay iney siiyaan codkooda ,kulana talisay ummadda somaliyeed iney ka qaybqaataan codbixinta si ay guusha u helaan

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *