waraysi/ musharax xildhibaan federal maxamed maxamud cise ayaa waraysi siiyey golaha1960
|Waraysigan uu siiyey musharax xildhibaan Maxamed Maxamud Cise Xagar oo u sharaxan xildhibaanada federalka somaliya ee dowladda Puntland ayaa waraysigan kaga waramay xaalada ay Puntland hadda ku sugan tahay ee dhinacyada dhaqaalaha,aminiga, doorashooyinka iyo mashaariicda kala duwan ee hadda ka socota.