Waraysi/ prof cabdirashiid cabdilqaadir (GEYRE) cawaaqib xumada ay keeneyso haddii somaliya gumeysi la geliyo
|Waraysigan uu siiyey Prof Cabdirashiid Cabdilqaadir (GEYRE) golaha1960 iyo Websaydhada ay wada shaqeeyaan ,wuxuu aad ugaga hadlay CODSI AY AQOONYAHANA SOMALIYEED KU CODSANAYAAN IN SOMALIYA DIB LOOGU CELIYO DOWLADNIMO GAARSIIN MAR LABAAD (GUMEYSI CUSUB).
Prof Cabdirashiid Cabdilqaadir (SAABIR) wuxuu waraysigan kaga hadlayaa cawaaqib xumada ay somaliya u keeneyso haddii mar labaad somaliya gumaysi dib loogu celiyo ,iyadoo lagu sababaynayo in somaliya dib loogu dhisi doono ha’yadaha dowladnimada looga baahan yahay .
Weriye Maxamud Axmed Cabdalle
Puntlandes ,Saadaal, Arrimaha iyo Golaha1960.com