Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

waraysi/ qoraa siyaad cali jamac oo soo bandhigay buug uu ugu magac daray 20 sano iyo sooyaalkii puntland

    Waraysigan uu siiyey golaha1960 Qoraa Siyaad Ali Jamac oo uu kaga waramay Buugiisa 20 sano iyo sooyaalkii Puntland .Buugaasi oo xambaarsan warbixin dheer oo  cadaymaheeda wadata oo uu kaga waramayo dhamaan dhinacyada kala duwan ee siyaasada ,dhaqaalaha,horumarinta bulshada 20kii sano ee ay dhisnayd Puntland.1989-2018 .

Weriye Dhegood

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *