Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

WARAYSI SADDEX GEESOOD AH OO GOLAHA CODKA SHACABKA 1960 LA YEESHAY SADDEXDA AQOON YAHAN EE ,FAYSAL CABDI ROOBLE,CABDIWAAXID CABDULLAHI ,IYO CABDIRAXMAN SHEEKH MAHAMUD (GABLAX)

Warasigan oo golaha 1960 uu la yeeshay  aqoonyahanada Faysal cabdi Rooble, Cabdiwaaxid cabdullahi iyo Cabdiraxman (gablax)   guud ahaan waxay ka hadleen arimaha somaliya gaar ahaan waxaa ummadda somaliyeed ka sugayeed dowladda federalka ah iyo baarlamaanka iney wax qabad dhab ah ka sameeyaan horumarna ka gaadhaan   dhinacyada arimaha bulshada ,siyaasadda iyo,maamulka, sanadkii 2015.

sidoo kale waxay bayaamiyeen rajada ummadda somaliyeed ee ku aadan 2016 ee dhinacyada aan ku soo xusnay

waraysigaana  waxaa qaaday    MR AqoonyahaniinDhegood.

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *