waraysi/ safiir axmed ciise cawad oo waraysi aad u xiisa badan siiyey golaha1960
|Waraysigan oo aad u xiisa badan ayaa Safiir Axmed Cise Cawad siiyey golaha1960 isagoo jooga Magaalada Garoowe .waraysigan oo uu aad ugaga hadlay isbedelka ka dhacay doorashadii maraykanka ee bishii november saamaynta ay dadka iyo dalka somaliya ku yeelan doonto.
Weriye Dhegood.
puntlandes.com. saadaalnews.net, Arrimaha.com