Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

waraysi/ shiikh ali wajiis oo ka mid ah gudiga taakulaynta ciidamada /xaalada muqdisho,taakulaynta ciidamada,la dagaalanka alshabaab

Waraysigan uu siiyey Shiikh Ali Wajiis Golaha1960 iyo Websaydhada ay wada shaqeeyaan,wuxuu kaga waramay xaalada guud ee magaalada Muqdisho sida nabad gelyada,dhaqaalaha,iyo isbedelka ka Jira hadda.

Sidoo kale Shiikhu wuxuu ka waramay xaaladihii ay soo mareen ciidamada somaliyeed iyo qaababka khaldan ee loo qori jirey ciidamadaasi,taasi oo keentay in hadda la waayo tirada ciidamadaa ee la sheegi jirey loona waayey in la dhiso ciidamo wanaagsan oo ka qayb qaata xoraynta cadowga somaliyeed ee alshabaab iyo arimo badan oo xasaasi ah.

Weriye Dhegood.

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *