waraysi/ siyaasi cawad axmed cashare ayaa ka hadlay ra’iisal wasaaraha iyo dowladda somaliyi ka sugeyso madaxweyne farmaajo
|Waraysigan oo uu Siyaasi Cawad Axmed cashare uu siiyey golaha1960 iyo Websaydhada ay wada shaqeeyaan ,wuxuu aad ugaga hadlay Ra’iisal wasaaraha soomaliyi ka sugeyso madaxweynaha inuu doorto Waxyaalaha uu ku xulankaro sida kartida ,aqoonta waaya aragnida ,aqoonta siyaasadeed iyo arimao badan kale oo laga rabo inuu yeesho Ra’iisal wasaarahaasi.
Sidoo kale wuxuu ka hadalay siyaabaha iyo sharciyada shaqaalaha lagu qoro iyo siyaabaha dhaqaalaha loo soo noolayn karo
Weriye Dhegood