Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

Waraysi uu siiyey Golaha 1960 iyo Arrimaha.com,Garyaqaan C/Waaxid C/llahi Warsame

cabdiwaxidWaxa u suurta gashay Golaha1960 iyo bogga Arrimaha.com in waraysi dhinacyo badan taabanaya aan la yeelanno Garyaqaan C/Waaxid Cabdullahi Warsame. Garyaqaanka ayaa waraysigiisu ku qotomaa, qoraal uu u bixiyey “Hummaag Bulshadeed/Pradoxical Village, oo uu kaga hadlay astaamaha u dhexeeya dawladnimada iyo qabiil-qabiilka, iyo weliba meelaha u dhexeeya ee himhimowgu ku jiri karo; sida siyaasiyiinta Soomaalidu ugu tagri falaan kala aragti fogaanshaha shacabka oo ay ka faa’idaystaan, iyo arrimo fara badan oo kale. Waxa waraysiga inoo qaaday Maxamuud Cabdalle.

Dhegeyso halkan ka dhegeyso:

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *