Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

waraysi/ Wakiilka dowlad goboleedka puntland ee woqooyiga ameerika ,waxqabadka xafiiska hadda iyo mustaqbalka ee bulshada puntland iyo somali oo dhan

Waraysigan oo Marwo Mulki C/samed X Xuseen Wakiilka dowlad goboleedka Puntland ahna gudoomiyaha Ja’hliyada Puntland ee Woqooyiga Ameerika ay siisay Golaha1960 iyo Websaydhada ay wada shaqeeyaan ,Waxay kaga warantay baahida keentay in la furo xafiisakan iyo wax qabadka uu diyaarka u yahay inuu bulshada reer puntland iyo somali oo dhanba u qaban doono.Sida Fududaynta baahiya Helida baasaboorka somaliga ah ,isku xidhka bulshada reer puntland ee woqooyiga Amerika iyo dhulkii hooyo ,u fududaynta dadka u baahan xafiisyada kala duwan ee dowlada maraykanka sidii ay ula xiriiri lahaayeen, diiwaan gelinta dadka reer puntland ee woqooyiga america Iyo arimo badan oo kale kale oo aad u muhiima.

Weriye Dhegood

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *