Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

Waraysi/ wasiirkii hore wasaaradda waxbarashada puntland Abdi Farax (JUXA)

Waxaa waraysi siiyey wasiirkjuxaii hore ee wasaaradda waxbarashada puntland Cabdi Farax (JUXA) haddana ah lataliye sare oo ah xagga waxbarashada dowladda federalka iyo dowlad goboleedaba Golaha 1960 ,golaha codka shacabka somaliyeed. Wuxuu aad uga waramay  fashilkii ku yimid shirkii wada tashiga madasha qaran ee lagu qabtay magaalada Kismaayo ee dowlad goboleedka jubbaland.intii u dhexaysey 10/1/16 ilaa 18/1/16.Kaasi oo Madaxda dowladda federalka somaliyeed iyo kuwa maamul goboleedadu ay ku kulmeen.

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *