Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

Dhegeyso: Wasiirkii horee Arrimaha Gudaha Cabdisamad Macallin Maxamuud


Waraysi xiiso badan oo Golaha Shacabka Soomaaliyeed ee 1960 uu siiyey Wasiirkii hore ee Arrimaha Gudaha Dawladda Fadaraalka Soomaaliya Mudane Cabdisamad Macallin. Waraysigan oo uu qaaday Weriye Dhegood, ayaa taabanaya siyaasadda Soomaaliya meesha ay maanta marayso iyo xilligii Cabdisamad wasiirka ahaa wixii u qabsoomay. Dhegeysi wanaagsan.

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *