waraysi/ waxaa waraysi siiyey golaha1960 gudoomiyaha gobolka sanaag Maxamud Ciyoon uu kaga hadlay duulaanka goni ugoosadka somaliland ku soo qaaday gobolada sanaag iyo hayland ee dowladda puntland
|Waraysigan uu siiyey gudoomiyaha Gobolka Sanaag Mudane Maxamud Ciyoon Golaha1960 ,golaha codka shacabka somaliyeed.Waraysigan oo uu aad diiradda ugu saaray xaaladda ka jirta gobolada Sanaag iyo Hayland kuwaasoo uu ka waramay xaaladda guud ee ka jirta goboladaasi iyo weliba araktida dadweynaha ku nool gobolada puntland guud ahaan.