Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

waraysi/ weriye ali cabdi xaraare, barnaamijka kaftanka siyaasada iyo mawduucyada uu bulshada u soo gubiyo.

  Waraysigan oo aad u xiisa badan uuna siiyey Weriye Cali Cabdi Xaraare  Golaha1960 iyo Websaydhada ay wadashaqeeyaan  wuxuu kaga hadlay  barnaamijka Kaftanka Siyaasada mowduucyada kala duwan ee ay u soo gubiyaan dadka somaliyeed iyo  aragtiyada kala duwan  ee dadka Somaliyeed kabixyaan barnaamijyadaasi,  qaabka ay u diyaariyaan  barnaamijyada iyo fikradaha kala duwan ee ay xambaarsan yihiin ,

Sidoo kale Weriye Cali xaraare wuxuu xusay sababta keentay inuu warfaafinta somaliyeed ku soo kordhiyo Qaab cusub oo warfaafineed iyo arimo badan oo xiisa leh ,   ha moogaan waraysigan.

Weriye Dhegood

 

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *