waraysi/aqoonyahan faysal cabdi rooble /baarlamaanka somaliyeed iyo musharxiintiiba wey ka dhabeeyeen isbedelkii ,maxaana laga sugagayaa madaxweynahe maxamed cabdillaahi farmaajo
|Waraysigan wuxuu si qota dheer ugaga hadlay aqoonyahan FAYSAL CABDI ROOBLE .faragelintii qaawanayd ee dowladaha jaarka ahi ku hayeen doorashada somaliya iyo jawaabtii ay ka bixiyeen musharaxiintii iyo baarlamaanka somaliyeedba, taasoo keentay isbedelka ku dhacay hogaanka somaliya laguna doortay Madaxweyne Maxamed Cabdullahi Farmaajo.
Sidoo kale wuxuu ka hadlay waxa somali ka sugeyso Madaxweynaha cusub iyo baarlamaankaba.
Weriye Dhegood
Puntlandes,saadaalnews,arrimaha,golaha1960.com