Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

waraysi/aqoonyahan faysal cabdi rooble oo uga waramay arimaha somaliya halka ay marayaan hadda golaha 1960

f c roobleAqoonyahan Faysal Cabdi Rooble ayaa siiyey waraysi Golaha 1960,Golaha codka shacabka somaliyeed .Waraysigaasi oo aanu Aqoonyahanka  wax kaga weydiiney heerka saamay ee ay  U N tu ku leedahay arimaha somaliya ,go”aankii madaxweynuhu uu ka qaatay arimaha ku saabsan doorashada 2016ka la filaayo iney somaliya ka dhacdo iyo saamaynta uu mustaqbalka yeelanayo go”aanka madaxweynuhu yeelan doonto.,

Sidoo kale wuxuu aad uga hadlay sida uu u arko mustaqbalka somaliya.

 

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *