Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

waraysi/Aqoonyahan Maxamed ibrahim shire oo buug ka qoray madaxweynihii hore ee somaliya maxamed siyaad barre

sawirka golaha

Barnaamijka kororso aqoontaada oo ka baxa golaha 1960 ,golaha codka shacabka somaliyeed habeen kasta oo ay salaasadu soo geleyso.  Waxaa marti noogu ahaa aqoonyahan Maxamed Ibrahim Shire oo buug ka qoray alla how naxariistee madaxweynihii hore ee dalka somaliya . Buugaas oo ka hadlaaya  qaybo badan oo ku saabsan   taariikh nololeedkiisii, waxqbadkiisii iyo dhaliilihiisiiba.

Barnaamijka kororso aqoontaadana waxaanu ku soo qaadanaa dhammaan waxyaalaha laga qoray dadka iyo dalka somaliyeed oo ay ka qoreen aqoonyahanada somaliyeed iyo kuwa ajnebiga ahba.

Baraamijkaasina had iyo jeer waxaa idiin soo bandhiga   AQOONYAHAN   YALAX

 

 

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *