Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

waraysi/aqoonyahan siciid saalax (siciid biid) ayaa si qota dheer uga hadlay isbelka iyo kacdoonka ka dhacay somaliya ,dowlad goboleedada iyo 4.5/golaha1960

sawirka golaha   Waraysiga uu siiyey Aqoonyahan Siciid Saalax (Siciid Biid) golaha1960 iyo websaydhada ay wada shaqeeyaan ,wuxuu si qota dheer uga hadlay isbelka iyo kacdoonka shacabka somaliyeed muujiyeen .caqabadaha ay la iman karaan dowlad goboleedada iyo habka qabaliga ah ee 4.5ka.

Sidoo kale wuxuu hadlaywaxa laga sugayo madaxweynaha iyo ra iisal wasaarihiisa ,dardaaran iyo hambalyo uu u jeediyey madaxda cusub iyo shacabka somaliyeedba

Weriye Dhegood

Puntalandes,Saadaalnews,Arrimaha iyo Golaha1960.com

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *