Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

waraysi/dadka badan ee somaliya uga soo haajirey dalalka deriska iyo u adeegsiga diinta iyo dhaqanka amni soo celinta somaliya/ aqoonyahan axmed cali mascuud.

mascuudWarbixintan  uu Aqoonyahan Axmed Cali Mascuud ku soo bandhigay Golaha1960 iyo Wabsaydhada ay wada shaqeen wuxuu kaga hadlay QAABABKA AY DALALKA ADUUNKU ULA DHAQMAAN DADYOWGA DALALKOODA U SOO HAAJIRA EE KA YIMAADA DALALKA KALE.IYO SIYAABAHA LOOLA DHAQMO.

Sidoo kale Aqoonyahan Axmed Cali Mascuud wuxuu sheegay IN DALKA SOMALIYA DHAMAAN XUDUUDIHIISU FURAN YIHIIN AYNA SOMALIYA KU SOO QULQULEEN DAD AAD U FARA BADAN OO KA YIMID DALALKA ITOOPIYA IYO KIINYA OO SI SHRCI DARRO AH KU JOOGA DHIBAATOOYINKA AY MUSTAQBALKA KEENI KARAA IYO WADADA AY DOWLADDU KU XALIN KARTO DHIAATADAOODA IYO WADOOYINKA AY U MARAYAAN.

Wuxuu ka hadlay Sida Diinteen Islaamka iyo Dhaqankeena aan uGu isticmaali karno Amni soo celinta Dalkeena.

Weriye Dhegood

Puntlandes,saadaal golaha1960.com

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *