Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

waraysi/Danjire cabdikarin ow cali ,Dagaalka gobolka sool ( tukaraq) waa dagaal S n m iyo qabiil ay ku qabsadeen ,dowlada federalkuna gabtay masuuliyadeedii

    Waraysigan uu siiyey Golaha1960 Danjire Cabdikariin Ow Cali.Wuxuu sheegay iney gobolka Sool ku soo duuleen S N M iyo Qabiil raba iney Somaliya kala gooyaan ,waana dagaal xaqdaro ah loona baahan yahay in Puntland lagu taageero Dagaalkaasi maadaama ay Puntland u dagaalamayso Midnimada Somaliya .Sidoo kale Wuxuu Danjiruhu Dhaliil u jeediyey Madaxda dowlada federalka somaliya oo uu sheegay iney gudan waayeen waajibkii ka saaraa dalka iyo dadka somaliyeed ee ku aadanaa Dagaalka Tukaraq ee gobolka Sool.

Weriye Dhegood

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *