Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

waraysi/garyaqaan cabdiwaaxid cabdullahi warsame ayaa siiyey waraysi golaha1960 uu sal uga dhigay somaliya waxay ku socota jid khaldan

sawirka golahaWaxaa marti noogu noqday golaha1960 ,golaha codka shacabka somaliyeed Garyaqaan Cabdiwaxid Cabdullahi Warsame .Waraysigaasi oo garyaanku uu aad ugaga hadlay inaaney somalidu ku dhaqmin datuurka ay qortaan  kana tageen qaabkii ay wakhtigii hore kuwada dhaqmi jireen,ayna iswaafajin kari waayeen labadaasi hab si ay salka uGu dhigaan dowladnimo,

Sidoo kale Garyaqaanku wxuxuu ka hadlay hogaanka somaliya maanta ka Jira ee uu hogaamiyo madaxwyne Xasan shiikh inay ku guul daraysteen iney la yimaadaan  hanaan hogaamineed oo salka ku haya ku dhaqanka  dastuurka iyo siyaasad horumarineed oo ah tii dadka somaliyeed ka sugaayeen.Taasaana keentay in Cabdiwaaxid ku macneeyo iney Somaliya wad khaldan cagta saartay.

Waraysigan waxaa qaaday Aqoonyahan Maxamud Axmed Cabdalle

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *