Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

Waraysi/gudoomiyaha bulshada rayidkaa ee puntland Mudane Nur Shire Cisman

sawirka golahaWaraysi dheer oo uu bixiyey gudoomiyaha ururada bulshada rayidkaa ee puntland Mudane Nur Shire Cisman ka dib shirkii dhowaan ku dhex maray caasimadda puntland ee Garoowe  xubnihii ka socdey beesha caalamka ee uu hogaaminayey wakiilka xoghayaha guud ee qaramada midoobey iyo bulshada rayidkaa ee puntland.shirkaa soo salka ku hayey diidmadii ay puntland diidey qorshihii dowladda federelka ayna beesha caalamku ku taageertay ee doorashada 2016ka

Weriye Cabdullahi Akhyaar    weriyaha golaha 1960 ee somaliya

 

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *