Waraysi/gudoomiyihii gudiga habdhowrka shirkii madasha wadatashiga qaran ee Kismaayo cabdullahi nur maxamud
|
Xildhibaan Cabdulahi Nur oo ka tirsan xidhibaanada Jubbalan ayaa siiyey Golaha 1960 golaha codka shacabka somaliyeed waraysi ku salaysan xaqiiqada dhabta akeentay fashilka ku dhacay shirkii Kismaayo dhowaan lagu soo geba gebeeyey kaasoo ay isugu yimaadeen saddexda masuul ee ugu sareeya dowladda federalka iyo madaxda dowlad goboleedada
Damaca siyaasadeed ee ay leeyihiin saddexda masuul ee ugu sareeya dowladda oo mid waliba midka kale rabo inuu meesha ka saaro isaguna sii joogo.Wefdiga Ra iisal baarlamaka oo ka koobnaa 100 xildhibaan kuwaa soo ku doodaaya in muddada loo kor dhiyo baarlamaanka, madaxweynaha iyo ra iisal wasaarahana laga saaro meesha,halka ra iisal wasaaruhu ka rabo in road map loo sameeyo dalka isaguna noqdo kan howsha wadaaya,halka madaxweynuhu isagu ka raadinaayey in mudada loo kordhiyo Ra iisal wasaare cusubna keensado.
Sidoo kale wuxuu aad uga hadlay xidhibaanku moqifka jubbaland ee ku aadan sidey somaliyi u ekaaneyso mustaqbalka
Weriye CabdullahiCabdulahi weriyaha golaha 1960 Somaliya.