Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

waraysi/maayarka magaalada badhan ee gobolka sanaag mudane c/risaaq axmed cise ayaa waraysi siiyey golaha1960

sawirka golahaWaxaa golaha1960  golaha codka shacabka somaliyeed waraysi siiyey maayarka magaalada Badhan caasimadda gobolka Sanaag Mudane C/risaaq Axmed Cise.waraysigaasi uu kaga waramay xaaladda ka jirta gobolka sanaag,dhinaca somaliland oo rabtey iney diiwaan gelin ka sameeyaan gobolkaasi ,dhinaca horumarka ka socda gobolka iyo arimo kale oo badan

 

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *