WARAYSI/MADAXA HAY’ADA MAALGASHIGA SOMALIYA/PUNTLAND FAYSAL XAWAR
|
Faysal Xawar waa aqoonyahan somaliyeed degan dalka U A E xilweyna iska saaray inuu qayb libaax ka qaato sidii dalka somaliya uu mar uun lugihiisa isugu taagi lahaa.ulana soo bixi lahaa khayraadka ku duugan dhulka hoostiisa,sidoo kale uu dalka somaliya u heli lahaa hay’ado ama dalal maalgashi ku sameeya somaliya isagoo madax badan u raacay dalal ay ka mid yihiin chine,russia, indoniisiya hindiya carabaha iyo dalal kale oo afrikaana ,dalalkaa soo dhamaantood laga raadinaayey iney maalgashi ku sameeyaan dalka somaliya
Faysal Xawar waa halyeyga u guntay puntland iney maanta ku faanto mashaariicda horumarineed ee ka socota sida Garoonka Diyaaradaha ee Garoowe iyo Jaamcadda Maakhir iyo kuwa kaloo badan.
Weriye dhegood