Waxaanu waraysi kula yeelanay Maxamud Muse (BBC) golaha 1960 BBC waxa u sharaxan yahay Xubin Baarlamaan oo ah gobolka Minisota Degmada 62aad ee xisbiga dimuqraadigaa. Mudane Maxamud wuxuu waraysigaasi kaga hadlay arimo badan oo ka mid yihiin waxa uu rabo inuu qabto haddii uu ku guuleysto jagadaasi.