Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

waraysi/wasiir ku xigeenkii w/beeraha somaliya Dr maxamud cabdi nur

PhotoEditor-1457013780968Waxaa ummadda somaliyeed kala hadlay golaha 1960 ,golaha codka shacabka somaliyeed .Dr Maxamud Cabdi Nur oo ahaa wasiir ku xigeenkii wasaaradda beeraha somaliya ahna dadka fara ku tiriska ah ee isku darsaday waaya aragnimo iyo qoon,salka ku haya dhinaca beeraha dalka somaliya, Dr Maxamud Cabdi Nur waa aqoon yahan diyaariyey  qoraalo fara badan oo looga faaiideysan karo dhinaca beeraha ,xoolaha, kaluumaysiga,haday noqoto dowladda somaliyeed iyo dadka maalqabeenada ah ee somaliyeed.

 

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *