Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

waraysi/wasiirka wasaarada arimaha gudaha iyo federalka maxamed c/raxman (dhaban cad), shirka puntland 15/3/20 ,arimaha lagaga hadlayo,xaalada puntland iyo waxqabadka wasaarada—–

Waraysigan oo aad u muhiima uuna siiyey Wasiirka Wasaarada arimaha gudaha iyo Federalka Mudane Maxamed Cabdiraxman (DHABAN_CAD) Golaha1960 iyo Websaydhada ay wadashaqeeyaan wuxuu kaga hadlay arimaha lagaga hadlayo shirka ka dhici doona Magaalada Garoowe 15/3/20, sida maxaa kaga aadan Puntland xaalada dowladnimada Somaliya ay marayso hadda taasoo ay puntland u aragto iney dowlada federalka ee hadda jirtaa iney ka weecatay wadadii saxa ahayd,   Sidoo kale Wasiirku wuxuu ka hadlay  dadka lagu casuumey  shirka siday ku imanayaa iyo meelaha ay ka imanayaan .sidoo kale wuxuu xusay in lagaga hadli doono arimaha nabadgeyada iyo amiga ,dhaqaalaha,siyaasada  puntland halka ay marayaan ,dowlad daadejinta ay wasaarada arimaha guduhu wado iyo mashaariicda horumarineed ee hadda ka socoda puntland iyo kuwa mustaqbalka u qarshaysanba.

Weriye Dhegood

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *