waraysi/Wasiirka wasaaradda dekedaha iyo la dagaalanka burcad badeeda Mudane Cabdullahi Jamac Saalax ,golaha1960 Mohamed Hassan | May 30, 2016 | Wararka, Waraysi | No Comments Wasiirka Dekedaha iyo la dagaalanka burcad badeeda Mudane Cabdullahi Jamac Saalax ayaa waraysi siiyey Golaha 1960 .golaha codka shacabka somaliyeed .Waraysigaasi oo uu kaga warbixiyey balaarinta dekeda Boosaaso ,mushruuc maalgashi oo ay ganacsato u dhashay dalka Sacuudi Carabiya ay ka samaynayaan Gobolka Mudug sida dekeda garacad iyo mashaariic kale oo iyana laga hirgelinaayo isla Gobolkaasi Mudug.Xiriirka ganacsi ee ka dhexeeya Itoobiya iyo Puntland Weriye Dhegood Related Posts KULANKII UGU HORREEYAY EE XISBIYADA SIYAASADDA IYO MADAXWEYNE FARMAAJO 23/11/2019 VILLA SOMALIA No Comments | Nov 25, 2019 WASIIR KU XIGEENKA WARFAAFINTA PUNTLAND OO BOOQDAY XERADDA CIIDAMADA DEGMADA XINGALOOL. No Comments | Dec 1, 2023 aas qaran oo loo sameeyey suldaan xasan cali jibriil oo gacan ka xaqdarani ku dishey magaalada hadaaftimo No Comments | Sep 21, 2018 boqor buurmadow ,cabdi iamacil iy cabdi xaashi”waan ka baxnay doorashada soomaaliya buur madow o qayldhaan ku dhuftay No Comments | Jan 21, 2022 About The Author Dhegood Add a Comment Cancel replyYour email address will not be published. Required fields are marked *Comment:*Name:* Email Address:* Website: Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.