Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

Waraysi/wasiirkii hore ee wasaaradda warfaafinta, gaadiidka iyo isgaarsiinta Mudane Cabdullahi Ciilmooge

ciilmooge

Wasiirka oo waraysi siiyey Golaha 1960 ,Golaha codka shacabka somaliyeed ayaa ka waramay wax qabadkii wasaaradii uu xukumey wakhtigii uu wasiirka ahaa,itijaaha siyaasaeed ee xisbiga uu madaxda ka yahay.Taasoo uu sheegay in sharcigii iyo qaabkii ay xisbiyadu uga qayb qaadan lahaayeen hogaaminta siyaasadeed ee dalka somaliya uu ka gaabiyey baarlamaanka fadaralka oo laga rabey inay diyaariyaan.

Sidoo kale wuxuu raja xumo ka muujiyey shirka madasha wadatashiga  ee ka socda Magaalada Kismaayo  isagoo sheegay  khilaafka iyo kala aragti duwanaanshaha madaxda meesha ku shiraysaa iney isku raaci waayaan go’aan cad oo horuumar u horseeda ummadda somaliyeed.Wuxuu kaloo xusay isagoo dhaliilay qaabka ay dowladu u maamushay wadahadalada ay kula jirto maamulka somaliland,Wuxuu kaloo ka waramay urur diineedada somaliya ka jira oo iyana caqabad ku ah mustaqbalka somaliya.

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *