Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

waraysi/xildhibaan cawad axmed cashare ayaa siiyey waraysi golaha1960 ,waraysigaasi oo uu kaga waramay halgankii xoriyada somaliya1960

cawad

Cawad axmed Cashare wuxuu ka mid yahay siyaasiyiin somaliyeed ee hadda nool kuwa uGu waaya aragsan ,waraysigan kuu siiyey golaha 1960 ,golaha codka shacabka somaliyeed,caawa oo ay tahay habeenkii uGu horeeyey oo dadka somaliyeed xoriyadooda ka qaataan gumaysigii Ingriiska oo xukumey laba qaybood oo somali ah ,balse dhinaca woqooyiga oo keliya uu siiyey xoriyadda.

sanadka 1960 /bisha jun/26 .12:1 pm    (26/6/1960.

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *