Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

Waraysi/xildhibaan maxamud nur oo ah gobolka minnesota ,oo ka waramay ka faaiidaysiga dhaqaalaha covid19 iyo guryaha

      Xildhibaan Maxamud nur oo ka mid ah xildhibaanada Gobolka Minnesota ee dalka Maraykanka oo waraysi siiyey golaha1960  iyo Websaydhada ay wadashaqeeyaan ,wuxuu ka waramay sida ay dadka Somalidu uga Faaiidaysan lahaayeen Dhaqaalaha ay dowlada iyo Gobolkuba ugu tala galeen in lagu caawiyo dadka maraykanka ,sida dadka shaqada la’,ganacsatada, iyo Famaliyada ku nool dalka Maraykanka Gobol kastoo ay joogaan,

Sidoo kale Xildhibaanku wuxuu ka waramay Qorshe balaaran oo dhaqaale laguna caawinayo dadka guryaha iibsanaya iyo sidii ay dhaqaalahaasi ku heli lahaayeen  iyo arimo badan ookale—-

Dadweynaha golaha1960 oo su’aalo weydiiyey Xildhibaan Maxamud Nur

Weriye Dhegood

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *