Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

waraysi/xildhibaan siciid daahir qodax ayaa waraysi siiyey golaha1960 uu kaga hadlay duulaanka s/land ay ku soo qaaday gobolada puntland

sawirka golahawaxaa waraysi siiyey golaha1960 ,golaha codka shacabka somaliyeed xildhibaan Siciid dahir Qodax oo ka tirsan xildhibaanada puntland.waraysigaasi oo ku saabsan xaaladda dagaal ee ka jirta gobolka hayland ee dagaalka ku soo qaaday maamulka gooni u goosadka ahee somaliland .iyo guud ahaan gobolada puntland.

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *