Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

warbixin/ Eng: c/qadir (golaha1960) oo sharaxaya siyaabaha loo hogaamiyo dadka kale caqligooda loona isticmaalo.

Eng: C/qaadir oo ka tisan aqoonyahanada Golaha1960 iyo xubno kale oo ka tirsan isla golahaasi ayaa u sharaxay siyaalo kal duwan qaababka ay siyaasiyiintu ku hantaan dadka kale Maskaxdooda .Eng:C/qaadir oo si qoto dheer uga hadlaya in dadka siyaasiyiinta ah iyo dadka caqliga u saaxiibka ahi qaababka ay ku hantiyaan dadka kale Maskaxdooda uguna shubtaan waxa ay iyagu rabaan ayaa aad uga dhex muuqda doodatan dhex martay dad badan oo ka tirsan Golaha1960,kuwaa soo had iyo jeer falanqeeya ariamaha siyaasadda.

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *