Warka golaha 1960 Golaha codka shacabka somaliyeed iyo weriye Cabdullahi Akhyaar
|Ka dib shirkii lagu kala tegey maanta ee madasha wadatashiga qaran ee ay isugu yimaadeen madaxda dowladda federalka ,madaxda dowlad goboleedada iyo iyo madaxda UNta ururada kale iyo safiirada dalalka daneeya arimaha somaliya. Warar ku saabsan shirkaasi iyo somaliya guud ahaan, waxaa soo koobaya Weriyaha golaha 1960 ee somaliya Weriye Cabdullahi Akhyaar.