wasiika gaashaandhigga dowladda federalka somaliya oo lagu soo dhoweeyey kismaayo
|Wasiika gaashaandhigga dowladda federalka somaliya oo la socdaan siyaasiyiin badan oo kasoo jeeda beesha sede ayaa lagu soo dhoweeyey magaalada kismaayo ,
halkaasoo oo uga socdo shir dib u heshiisiineed beesha sede ,shirkaas oo ayaamahan uga socdey magaalada kismaayo beeshaasi .shirkaasi oo uu horay u furay madaxweynaha jubbaland
Axmed Islan Axmed Madoobe.weftiga maanta kismaayo gaadhey waxaa ka mid ah ,cabdi shire,Janaraal Cali madoobe iyo siyaasiyiin kale .