Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

Wasiirka Duulista Hawada iyo Garoomada Xusseen Cismaan Lugatoor (Gabilay) ayaa galabta heshiis la saxiixay shirkad laga leeyahay Dalka China,taasoo qorshuhu yahay inay dhisto wajiga labaad ee garoonka diyaaradaha Garowe

Wasiirka Duulista Hawada iyo Garoomada Xusseen Cismaan Lugatoor (Gabilay) Ayaa galabta Ay Kala Saxeexdeen Shirkaad Laga Leeyahay Dalka Chine

Wasiirka Duulista Hawada iyo Garoomada Xusseen Cismaan Lugatoor (Gabilay) ayaa galabta heshiis la saxiixay shirkad laga leeyahay Dalka China,taasoo qorshuhu yahay inay dhisto wajiga labaad ee garoonka diyaaradaha Garowe

Posted by Dalmar Media Services on Saturday, November 30, 2019

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *