Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

wasiirka howlaha guud ee federalka iyo kuwa dowlad goboleedada ayaa lagu soo dhoweeyey magaalada garoowe

Wasiirka Hawlaha Guud, Gaadiidka

Wasiirka Hawlaha Guud, Gaadiidka iyo Guriyeenta Puntland Axmed Baashir Muuse ayaa Garoowe kusoo dhaweeye Wafti ka kooban Wasiirada Hawlaha guud ee Maamul Goboleedyada Dalka ee uu hogaaminayey Wasiirka Hawlaha Dib u dhiska iyo Guriyeenta ee Dowladda Somalia Cabdi Aadan Hosow.Tabiye;- Sharma'arke Dal-daare

Posted by Warbaahinta Dawladda Puntland PLTV on Sunday, June 16, 2019

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *